Mashruuc waddooyin dhisid ah oo uu maalgelinayo Bangiga Adduunka oo laga bilaabay Garoowe
Garoowe-(Puntland Mirror) Mashruuc waddooyin dhisid ah ayaa maanta oo Talaado ah laga bilaabay magaalada Garoowe, ee caasimada Puntland. Madaxweynaha dowladda Puntland Axmed Cilmi Cusmaan ayaa dhagax dhigay dhismaha mashruuca kaasoo ka kooban afar waddo oo […]