Mareykanka oo cadeeyay in hoggaamiye ku xigeenkii maleeshiyada ISIS lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Bari
Garoowe-(Puntland Mirror) Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa cadeeyay in hoggaamiye ku xigeenkii maleeshiyada ISIS lagu dilay duqeyn diyaaradeed. “Iyada oo lala kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dadaalkeeda ku aadan in la dhimo dhibbaatada ururada argagixisada, […]