Madaxweynaha Puntland oo safiirka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya kulan kula yeeshay Garoowe
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah xarunta madaxtooyada Garoowe kulan kula yeeshay safiirka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan. Kulanka ayaa diirada lagu saaray arrimo kala duwan […]