Baarlamaanka Puntland oo isku diyaarinaya doorashada guddoomiyaha
Garoowe-(Puntland Mirror) Kadib markii golaha baarlamaanka Puntland ay Khamiistii xilka ka qaadeen guddoomiyihoodii, ayaa hadda waxaa socda diyaargarowga doorashada xigta oo la filayo in ay dhacdo dabayaaqada asbuucaan. Labo xildhibaan ayaa la filayaa in ay […]