Saddex musharax oo u tartamaya guddoomiyaha baarlamaanka Puntland
Garoowe-(Puntland Mirror) Saddex musharax ayaa isku diiwaangeliyay in ay u tartamaan guddoomiyaha baarlamaanka dowladda Puntland, sida uu sheegay guddoomiyaha guddiga doorashada Axmed Jaamac Cabdulle oo shir saxaafadeed ku qabtay Garoowe gelinkii dambe ee Arbacada. Musharixiinta […]