Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay ka soo horjeedo go’aanka ay Qaramada Midoobay ku kordhisay cunoq-qabataynta hubka
Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka soo horjeedo go’aanka uu Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ku kordhiyay cunoq-qabataynta hubka ee saran dalka. Lataliyaha amniga qaranka Cabdisiciid Maxamed Cali ayaa war-saxaafadeed ku sheegay […]