Uhuru Kenyatta oo sheegay in ciidamada Kenya aysan ka bixi doonin gudaha Soomaaliya
Washington-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in aysan macquul ahayn in uu dhaho in ciidamada Soomaaliya ay ka bixi doonaan Soomaaliya. Isaga oo idaacada VOA News kula hadlay gudaha magaalada Washington, DC, […]