Puntland oo sheegtay in ay dhawaan bilaabi doonto dagaal lagu xoreynayo gobolka Sool
Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa sheegtay in ay dhawaan bilaabi doonto “dagaal xoreyn ah” oo ka dhan ah ciidamada maamulka Somailand ee ku sugan gobolka Sool. Iyaga oo warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Garoowe maanta oo […]