NISA oo sheegtay in xubin katirsan Al-Shabaab ay ku qabteen howlgal ay ka fuliyeen Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA ayaa qabtay xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabab kadib howlgal ka dhacay Muqdisho. “Howlgal ciidanka nabadgalyadu ka fuliyay Muqdisho 2da Sabtembar 2018, ayaa lagu qabtay xubin Al-Shabaab ah […]