Dowladda Puntand oo u hambalyeysay Ilhaan Cumar guusheeda aqalka Congress Mareykanka
Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntand ayaa u hambalyeysay Ilhaan Cumar guusheeda kadib markii ay noqotay haweenaydii ugu horeysay oo Soomaali Muslim ah oo loo doorto aqalka Congress Mareykanka Arbacadii. Bayaan kasoo baxay madaxtooyada maanta oo Khamiis […]