Markab dagaal oo Spain leedahay oo burburshay dooni burcadbadeed
Muqdisho-(Puntland Mirror) Markab dagaal oo Spain leedahay oo katirsan ciidamada badda ee Midowga Yurub ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa burburshay dooni burcadbadeed, sida wasaaradda arrimaha dibada Spain ay bayaan ku sheegtay Isniintii. Kuma aysan […]