Tobonaan dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeymo Mareykanku ka fuliyay gobolka Mudug
Muqdisho-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa sheegay in ay 37 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ku dileen duqeymo ka dhacay Soomaaliya. Duqeymaha ayaa ka dhacay gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya Isniintii, sida ay bayaan ku sheegeen Taliska Mareykanka […]