Hal qof oo ku geeriyooday qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Qarax gaari ayaa galabta oo Axad ah ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah. Qaraxa oo ka dhacay isgoyska Sayidka ayaa lagu xiray gaari kaasoo uu ku dhintay hal qof […]