Mareykanka oo duqeyn ku burburiyay xarun ay Al-Shabaab ku lahayd magaalada Jilib
Muqdisho-(Puntland Mirror) Milatariga Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah ku burburiyay xarun ay lahaayeen maleeshiyada Al-Shabaab, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed maanta oo Talaado ah. Duqeynta ayaa Isniintii ka dhacday Jilib, […]