Afar Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn Mareykanku ka fuliyay Shabeellaha Hoose
Muqdisho-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa duqeyn uu ku bartilmaameedsanayo maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose Isniintii, waxaana lagu dilay afar dagaalyahan, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ku sheegeen war-saxaafadeed. Duqeyntii shalay […]