Shirkii Wadatashiga Puntland oo soo dhammaaday- war-murtiyeed
Garoowe-(Puntland Mirror) Shirkii Wadatashiga Puntland ayaa gelinkii dambe oo Talaado ah ku soo gabogaboobay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. War-murtiyeedkii kasoo baxay shirka hoos ka akhriso.