30 sanno kadib shirkadaha Shell iyo Exxon Mobil oo qayb ka noqonaya shidaal baarista Soomaaliya
Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasaaradda batroolka iyo macadanta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa heshiis shidaal la saxiixatay shirkadaha Shell iyo Exxon Mobil 30 sanno kadib, sida uu sheegay masuul katirsan dowladda. Wasiirka ku xigeenka wasaaradda batroolka iyo macadanta […]