Madxweyne ku xigeenka Puntland oo tagay magaalada Boosaaso iyada oo ay Al-Shabaab heysato tuulo ku dhow
Boosaaso-(Puntland Mirror) Madxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan ayaa habeenimadii Axada tagay magaalada Boosaaso. Safarkiisa Boosaaso ayaa ah kii ugu horeeyay tan iyo markii la doortay bishii Janaayo 2019. “Waxaan safarkaygii ugu horeeyay ku […]