Taliyihii ciidamada Somaliland ee aaga Badhan iyo ciidamadiisii oo isku soo dhiibay Puntland
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamo katirsan maamulka Somaliland oo uu hoggaaminayo taliyihii aaga Badhan ayaa maanta oo Jimce ah isku soo dhiibay ciidamada Puntland, sida uu xaqiijiyay afhayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Dabaraani. Qoraal uu boggiisa rasmiga ah […]