Uganda Airlines oo duulimaadyo ka bilowday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Uganda Airlines ayaa maanta oo Khamiis ah duulimaadyo ka bilowday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Xaflad loo qabtay furitaanka diyaaradda ayaa lagu qabtay garoonka waxaana ka qaybgalay masuuliyiin katirsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo […]