Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo mudeeyay in 19-ka Agoosto ay dhici doonto doorashada madaxweynaha
Kismaayo-(Puntland Mirror) Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta oo Arbaco ah soo saaray jadwalka doorashooyinka madaxweynaha. 19-ka bishaan Agoosto ayay dhici doontaa doorashada madaxweynaha Jubbaland, sida uu muujinayo jadwalka ay sii daayeen guddiga doorashooyinka. Talaadadii, xubnaha […]