IMF oo qiyaasaysa in koboca dhaqaalaha Soomaaliya uu sii ahaan doono 2.9 boqolkiiba 2019, balse sicir bararku gaari karo 4.0 boqolkiiba
Muqdisho-(Puntland Mirror) Haayada Lacagta Adduunka ee IMF ayaa sheegtay in wax soo saarka Soomaaliya la qiyaasayo in uu ku sii negaan doono 2.9 boqolkiiba sanadka 2019, balse sicir bararku wuxuu gaari karaa 4.0 boqolkiiba sanadkan. […]