• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2019August

Month: August 2019

Puntland

Olole lagu daaweyn doono 3 milyan oo xoolo ah oo ka bilaabmay Puntland

August 31, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ololaha daaweynta xoolaha Puntland ayaa maanta oo Sabti ah la daahfuray. Munaasabada daahfurka ayaa waxaa ka qeybgalay madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan. Ku dhawaad 3 milyan oo xoolo ah ayaa la […]

Somalia

Banaanbax looga soo horjeedo dowladda federaalka Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Kismaayo

August 31, 2019 Puntland Mirror 0

Kismaayo-(Puntland Mirror) Boqolaal qof ayaa maanta oo Sabti ah isugu soo baxay magaalada Kismaayo iyaga oo uga soo horjeeda go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aadan in dhammaan duulimaadyada ku socda iyo kuwa ka imaanaya […]

Puntland

Kantaroolada Garoowe oo la rari doono kadib markii ay magaaladu ku fiday

August 29, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Kantaroolkii koonfureed ee magaalada Garoowe ayaa loo rarayaa deegaanka Laacdheeree oo kuyaala duleedka magaalada, sida uu sheegay duqa magaalada. Duqa magaalada Garoowe Axmed Siciid Muuse ayaa maanta oo Khamiis ah sheegay in rarida […]

Somalia

Uganda Airlines oo duulimaadyo ka bilowday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho

August 29, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Uganda Airlines ayaa maanta oo Khamiis ah duulimaadyo ka bilowday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Xaflad loo qabtay furitaanka diyaaradda ayaa lagu qabtay garoonka waxaana ka qaybgalay masuuliyiin katirsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo […]

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay shirka iskaashiga Japan iyo Afrika oo ka furmay Tokyo

August 28, 2019 Puntland Mirror 0

Tokyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay shirka iskaashiga Japan iyo Afrika oo maanta oo Arbaco ah ka furmay caasimada Japan ee Tokyo. Shirka oo saddexdii sannoba mar la qabto, […]

East Africa

Uganda Airlines oo dib u bilowday adeegyadii duulimaadyada 20 sanno kadib

August 28, 2019 Abdi Omar Bile 0

Kampala-(Puntland Mirror) Diyaaradda Uganda ayaa shalay oo Talaado ahayd dib u bilowday adeegyadii duulimaadyada, iyada oo safar ku tagtay dalka deriska ah ee Kenya. Diyaaradda oo ay dowladdu leedahay ayaa la bilaabay sanadkii 1976 xilligii […]

Somalia

Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca oo ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya in ay ka baxday heshiiskii ay la gashay

August 27, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya in ay ka baxday heshiiskii ka dhaxeeyay, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay masuuliyiinta Ahlu Sunna maanta oo Talaado ah. Waxaa kale […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo u safray Itoobiya

August 26, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah u safray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha waxaa ku sii sagootiyay ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cusmaan iyo masuuliyiin […]

Puntland

Guddiga doorashooyinka Puntland oo doortay guddoomiye cusub

August 25, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa gelinkii dambe ee maanta oo Axad ah Guuleed Saalax Bare u doortay guddoomiye cusub, sida uu sheegay afhayeenka. “Guddiga doorashooyinka Puntland waxay kulankoodii ugu horeeyay ku yeesheen Garoowe caawa, […]

English News

Puntland electoral commission elects new chairman

August 25, 2019 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland electoral commission late on Sunday elected Guled Salah Bare as new chairman, spokesman said. “Puntland electoral commission held their first meeting in Garowe tonight, the nine members of the commission elected Guled […]

Posts navigation

1 2 … 6 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Somalia Says Elections Set for Early 2021 Despite Virus Risk

    May 31, 2020 0
    Somalia will push ahead with plans to hold presidential and parliamentary elections in early 2021, removing doubt that it will delay the vote because of the spread of Covid-19. “Holding a timely election is more important than [...]
  • Maxaa looga hadlay Shirka asbuuclaha ah ee Golaha Xukuumadda Puntland?

    February 15, 2018 0
    Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay, Amniga Dalka, Shirkii Amniga Qaran, Nabadeynta Beelaha Deegaanka Cagaare, Xaaladda Bad-baadinta Doontii Caariday, Xeerka Nidaamka [...]
  • Labo kamid ah saddex nin oo lagu helay kufsi iyo dilka gabar 12-sanno jir ahayd oo la toogtay

    February 11, 2020 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Labo kamid ah saddex nin oo lagu helay in ay kufsadeen oo ay dileen gabar 12-sanno jir ahayd ayaa subaxnimadii hore maanta oo Talaado ah lagu toogtay magaalada Boosaaso, sida uu xaqiijiyay aabaha [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions