Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ay AMISOM ku leeyihiin deegaanka Buulomareer
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa muddo saacado ah la dagaalamaysay ciidanka Midowga Afrika kadib markii ay gaari ku qarxiyeen banaanka hore ee saldhig ay ciidamada leeyihiin, sida ay sheegeen ilo-wareedyo kala duwan. Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday […]