Ganacsade lagu dilay magaalada Laascaano
Laascaanood-(Puntland Mirror) Nin ganacsade ah ayaa xalay lagu dilay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Niman hubeysan oo aan la garaneyn ayaa toogtay oo dilay Maxamed Cabdi Timir. Nimanka hubeysan ayaa […]