Golaha wasiiradda Puntland oo sheegay in dowladdu u diyaargaroobeyso dagaal wakhti dheer ah
Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay u diyaargaroobeyso dagaal wakhti dheer ah si ay u difaacdo dadkeeda iyo dhulkeeda. Bayaan soo baxay maanta oo Sabti ah, Puntland ayaa ka codsatay shacabkeeda in ay […]