Madaxweyne Cabdiweli oo Garoowe ku soo laabtay
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Isniin ah dib ugu soo noqday magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Masuuliyiin katirsan haayadaha dowladda ayaa Madaxweynaha ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caalamiga ee Garoowe. […]