• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2018March

Month: March 2018

Somalia

Ugu yaraan afar qof oo ku dhaawacmay kadib markii bumbo lagu xiray gaari boolis uu ku qarxay meel u dhow xafiiska ICRC ee Muqdisho

March 28, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhaawacmay kadib markii bumbo lagu rakibay gaari ay leeyihiin ciidamada booliiska Soomaaliya ay ku qaraxday meel u dhow xafiiska Haayada Laanqeyrta Cas (ICRC) ee kuyaala magaalada Muqdisho […]

Somalia

Soomaaliya oo Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ka codsatay in ay qaadaan tilaabo ka dhan ah saldhiga milatari ee Imaraatka ka dhisayo Berbera

March 28, 2018 Puntland Mirror 0

New York-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka codsatay in ay qaadaan tilaabo ka dhan ah dhismaha saldhiga milatari ee uu Imaaraatka Carabta ka dhisayo Somaliland. Isaga oo ka hadlayay Golaha Ammaanka […]

English News

18 rape cases reported in Puntland for the last three months

March 27, 2018 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Garowe-(Puntland) 18 rape cases happened in Puntland for the last three months, the region’s acting attorney general told to the media Tuesday in Garowe. Mohamed Farah Hared, who is the acting officer of the attorney […]

Puntland

18 kiis oo kufsi ah oo ka dhacay Puntland saddexdii bilood ee u dambeysay

March 27, 2018 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Garoowe-(Puntland Mirror) 18 kiis oo kufsi ah ayaa ka dhacay gudaha Puntland intii lagu guda jiray saddexdii bilood ee lasoo dhaafay, sida uu warbaahinta u sheegay masuul katirsan Puntland. Maxamed Xareed Faarax oo ah ku […]

Somalia

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in mooshinka ka dhanka ah Jawaari uu xiriir la leeyahay arrinta DP World

March 27, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Guddoomiye ku xigeenka labaad ee dowladda federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in mooshinka laga soo gudbiyay guddoomiyaha baarlamaanka uu xiriir la leeyahay arrinta DP World. Cawad ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya […]

Somalia

Madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Kenya oo isku afgartay in la hakiyo dhismaha derbiga xadka labada dal

March 26, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa Kenya Uhuru Kenyata ayaa wadahadal ay ku yeesheen khadka taleefoonka isku raacay in la hakiyo dhismaha derbiga ka socda xadka Kenya iyo Soomaaliya, sida ay ku […]

Somalia

Ugu yaraan afar qof oo ku geeriyootay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March 25, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyootay qarax ka dhacay Muqdisho maanta oo Axad ah, sida ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammnaaka iyo caafimaadka ay sheegeen. Gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa ayaa ku qarxay […]

English News

At least four killed in car bombing in Mogadishu

March 25, 2018 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) At least four people were killed in blast in Mogadishu on Sunday, security and medical sources say. A car packed with explosives blew up near Somalia’s parliament and interior ministry in the Mogadishu, […]

English News

Al-Shabab members sentenced to prison

March 25, 2018 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Three Al-Shabab members were sentenced to prison, Hassan Nuur Shuute, the chairman of Somali military court said Sunday. One member was sentenced to life in prison, and the two others sentenced to 10 […]

Somalia

Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu xukumay xabsi

March 25, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab ayaa lagu xukumay xabsi maanta oo Axad ah, sida uu sheegay guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Kowaad ee Ciidamadda Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute.  Hal nin ayaa maxkamadu ku […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 7 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Wasiirka waxbarashada Puntland: Goodax isaga laga rabaa in uu cadeeyo oo sheego meesha uu ku fashilmay imtixaanka Puntland

    May 19, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka waxbarashada dowladda Puntland ayaa beeniyay hadalkii wasiirka dowladda federaalka Soomaaliya ee ahaa in imtixaanka Puntland uu fashilmay. Cabdullaahi Maxamed Xasan, wasiirka waxbarashada Puntland ayaa wareysi uu siiyay idaacada maxaliga ah ee Radio [...]
  • Sarifka dollarka oo hoos u dhacay gudaha Muqdisho

    February 11, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Qiimaha sarifka dollarka ayaa hoos u dhacay gudaha magaalada Muqdisho intii lagu guda jiray saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay, sida ay sheegeen ganacsatadu. Halkii dollar ($1) ayaa gaaray sarif u dhaxeeya lix iyo [...]
  • Puntland accuses Somaliland of violating its borders

    July 16, 2016 0
    Galkayo-(Puntland Mirror) Puntland has accused Somaliland of violating its borders in Sanaag and Hayland regions and warned it would face consequences if such violations continue. Speaking at Press conference, Puntland’s minister of security Abdi Hersi [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions