Madaxweynaha Puntland oo magacaabay golihiisa cusub ee wasiiradda
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa magacaabay golihiisa cusub ee wasiiradda maanta oo Axad ah, afhayeenka madaxtooyada Cubdallaahi Maxamed Quraanjacel ayaa iclaamiyay. Intooda badan golaha wasiiradda ayaa dib u soo noqday, iyaga oo wasiiro […]