Puntland oo iclaamisay in berito ay tahay Ciidul Fitr
Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa iclaamisay in berito ay tahay maalinta kowaad ee Ciidul Fitr. Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Saalax Xabiib Jaamac ayaa warbaahinta ugu sheegay gudaha magaalada Garoowe caawa fiidkii. Dhanka kale, Madaxweynaha Puntland […]