Madaxweynaha dowlada Puntland oo la kulmay raysulwasaare ku xigeenka dalka Turkiga
Istanbul-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo maanta gaaray dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay raysulwasaare ku xigeenka Turkiga Versi Kaynak. Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska warfaafinta madaxtooyada Puntland labada dhinac […]