Ugu yaraan 15 qof oo ku dhimatay dagaalo ku dhexmaray gobolka Bay ciidamada DFS oo taageero ka helaya AMISOM iyo Al-Shabaab
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay dagaalo ku dhexmaray gobolka Bay ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya oo taageero ka helaya kuwa AMISOM iyo maleeshiyada Al-Shabaab. Wasiirka dhaqancelinta maleeshiyaadka ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed, […]