Liiska baarlamaanka cusub ee Puntland oo la sii daayay

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa sii daayay liiska cusub ee baarlamaanka Puntland.

In ka badan 40 xubnood oo ka tirsan baarlamaanka ayaa ah kuwo cusub, oo intooda badan yihiin dhalinyaro, marka loo fiirsho liiska la sii daayay.

Hal xubin ayaa ka ah haween baarlamaanka.

Xubnaha cusub ee baarlamaanka ayaa dooran doona guddoomiye iyo madaxweynaha xiga horaanta bisha Janaayo, sida jadwalku yahay.

Kani waa baarlamaankii shanaad ee Puntland oo ay soo doortaan hoggaamiye beeleedku tan iyo markii la asaasay sanadkii 1998.

Waa kan liisku:

 

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*