• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ September 19, 2023 ] Midowga Yurub oo si joogto ah u hakiyay gaargaarka Soomaaliya kadib markii UN ay heleen musuqmaasuq baahsan Somalia
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ September 30, 2023 ] Guled Salah: Current Administration’s Term Will Not Be Extended “Even a Single Day” English News
  • [ September 30, 2023 ] Guuleed Saalax: Hal maalin laguma dari karo xukunka xukuumada Deni Somalia
  • [ September 28, 2023 ] Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Somalia’s Foreign Minister Considering Running for Puntland Presidency, Sources Say English News
HomePuntland Election

Puntland Election

Puntland

Gole Wasiiro oo Cusub, Welise Wax Isbedel ahi ma Muuqdo

February 16, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Habeenkii Isniinta ee taariikhdu ahayd 11 Febraayo 2019, Madaxweynaha cusub ee Puntland  Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiiradda.  Golaha cusub ee wasiiradda ayaa ka kooban 18 Wasiir,  21 […]

Puntland

Siciid Cabdullaahi Deni oo loo caleemo-saaray madaxweynaha Dowladda Puntland

January 27, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay loo qaabtay munaasabad caleemo-saar labo asbuuc kadib markii loo doortay madaxweynenimo. Munaasabada caleemo-saarka oo lagu qabtay magaalada Garoowe ee caasimada Pubtland, ayaa waxaa kasoo qeybgalay […]

Puntland

Baarlamaanka Puntland oo doortay madaxweyne cusub

January 8, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Talaado ah Siciid Cabdullaahi Deni u doortay madaxweynaha cusub. Deni ayaa helay 35 cod halka musharixii la loolamayay Asad Cusmaan Cabdullaahi uu helay 31 cod intii lagu guda […]

Puntland

Liiska baarlamaanka cusub ee Puntland oo la sii daayay

December 31, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa sii daayay liiska cusub ee baarlamaanka Puntland. In ka badan 40 xubnood oo ka tirsan baarlamaanka ayaa ah kuwo cusub, oo intooda badan yihiin dhalinyaro, marka loo fiirsho liiska […]

Puntland Election

Isimada Puntland oo soo saaray bayaankoodii ugu horeeyay ee ku saabsan doorashada

December 24, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Isimada Puntland oo ayaamahaan shirar uga socdeen magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa maanta soo saaray bayaan. Bayaanka ay soo saareen isimada ayaa ku aadanaa doorashada madaxweynaha Puntland. Qodobada ayaa kala ah: 1. […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah

    September 28, 2023 0
    Saadaadha roobka. [Xigashada Sawirka: IMC] Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab dhexdhexaad ah ayaa laga filayaa deegaano ka tirsan Puntland inta u dhaxaysa 27-ka September ilaa 3-da October, sida ay sheegtay xarunta IMC. Degmooyinka sida Jariiban laga yaabo [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland

    September 28, 2023 0
    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse. [Xigashada: Facebook/Abshiromarjama] Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac oo loo yaqaan Abshir Cumar Huruuse ayaa laga yaabaa in uu ku dhawaaqo hamigiisa ah in uu [...]
  • Ciidamada booliiska Puntland oo xubin sare oo katirsan Daacish ku soo qabtay howlgal ka dhacay gobolka Bari

    September 27, 2023 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska Puntland ayaa soo qabtay xubin sare oo katirsan kooxda Daacish/ISIS oo lagu magacaabo Axmed Xuseen Ibraahim kadib howlgal ka dhacay meel u dhow degmada Uffeyn ee gobolka Bari, sida ay ciidamada [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Somali government handed over former ONLF commander to Ethiopia

    August 31, 2017 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) Somali government handed over former ONLF commander Abdikarim Sheikh Muse known as Qalbi Dhagax to Ethiopia, NISA chief Abdullahi Mohamed Sanbalooshe confirmed to the reporters. NISA forces arrested Qalbi Dhagax in Galkayo last [...]
  • Reer Cuba oo sagootiyey meydka hoggaamiyahoodii shuuciga ahaa Fidel Castro

    December 4, 2016 0
    Santiago-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Cuba Raul Castro ayaa hoggaaminayay tacsida ugu dambeysay ee walaakiis Fidel Castro oo ka dhacday magaalada Santiago. Tobonaan kun oo reer Cuba ah ayaa ka qeybgalay munaasabada, sidoo kale waxaa ka [...]
  • Wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland oo xirtay todobo iskuul oo kuyaala degmada Buurtinle oo buuxin waayay shuruudaha tayada waxbarashada

    January 7, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland ayaa joojisay todobo iskuul oo kuyaala degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay wasaaradda. Bayaanka wasaaradda kasoo baxay ayaa lagu sheegay in todobo iskuul albaabada [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions