Ismada Harti oo kulan ku yeeshay Garoowe

Qaar kamid ah isimada Harti. [Isha Sawirka: Facebook]

Garoowe-(Puntland Mirror) Isimada dhaqanka Harti ayaa maanta oo Axad ah kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Kulanka oo ah mid muddo kadib kulmiyay isimada qeybtood ayaa diirada lagu saaray xaalada deegaanada Harti gaar ahaan gobolka Soo loo uu bilihii u dambeeyay ka socday dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka iyo ciidamada Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*