DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan

Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawir Hore]

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasraadda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegtay in sargaal sare oo katirsan maleeshiyada lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Juxaay.

Sargaalka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Yuusuf Maxamed Jiingaab oo loo yaqaan Wasiir, kaasoo maleeshiyada u qaabilsanaa xagjiraynta dhallinyarada, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta fiidnimadii Sabtida.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*