Gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa ayaa ku qarxay meel u dhow meel baabuurta lagu gado oo kutaala deegaanka koonfureed ee Bayaa ee gudaha Baqdaad.
Ururka Daacish oo sidoo kale loo yaqaan (ISIS) ayaa sheegatay masuuliyada weerarada maanta oo Khamiis ah.
Baqdaad ayaa aragtay mowjado weeraro ah oo isbiimayn ah oo dhiig badan ku daatay intii lagu guda jirey bilowga sanadkan 2017-ka, kuwaasoo ay masuuliyadooda sheegteen ISIS.