Diyaarad sida qaadka Miirowga oo timid magaalooyinka Puntland iyadoo dowlada federaalka hakisay qaadka Mirowga ee Kenya
Garoowe-(Puntland Mirror) Diyaarad sida qaad ayaa maanta oo Talaado ah kasoo degtay garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Laa-scaanood, Gaalkacyo iyo Qardho iyadoo dowlada federaalka Soomaaliya ay hakisay qaadkii Miirowga ee ka imaan jiray dalka Kenya. Sida […]