Puntland oo ku dhawaaqday liiska u tartamayaasha aqalka sare ee dowlada federaalka Soomaaliya
Garoowe-(Puntland Mirror) Dowlada Puntland ayaa caawa oo Sabti ah ku dhawaaqday liiska xubnaha aqalka sare ee u matalaya dowlada federaalka Soomaaliya. Xubnaha oo ka kooban 11 xubnood ayaa waxaa la tartamaya 11 xubood oo kale. […]