Kooxo hubaysan oo aan haybtooda la aqoon oo nin ganacsade ah ku dilay magaalada Boosaaso
Boosaaso-(Puntland Mirror) Nin ganacsade ahaa ayaa kooxo hubaysan caawa oo Isniin ah fiidkii ku dileen magaalada Boosaaso, sida ay sheegeen saraakiishu. Waxaa la dhihi jiray ninka dhintay Axmed Xuseen Xasan oo loo yaqaan (Sayidka), sida ay […]