somali news
Soomaalida kunool gobolka Maine ee Maraykanka oo ka banaanbaxay hadal uu dhawaan jeediyay Donald Trump
Portland-(Puntland Mirror) Boqolaal Soomaali ah ayaa isugu soo baxay magaalada Potland ee gobolka Maine, Maraykanka shalay galab oo Jimce ahayd. Dadka ayaa u banaanbaxay si ay u cambaareeyaan hadal uu dhawaan jeediyay murashaxa xisbiga […]