somali news
DFS oo sheegtay in ciidamada Soomaaliya iyo AMISOM ay weeraro culus ku qaadi doonaan Al-Shabaab si aysan u dhibaatayn doorashooyinka dalka
Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in weeraro culus dhawaan lagu qaadi doono maleeshiyada Al-Shabaab si aysan u dhibaatayn doorashooyinka la filayao in ay dalka ka dhacaan. Kadib kulankii asbuuc laha ahaa ee golaha […]