somali news
RW Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo ku dhawaaqay inuu u sharaxanyahay madaxweynaha Soomaaliya
Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo shir saxaafadeed ku qabtay maanta oo Isniin ah magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu u sharaxanyahay madaxweynaha Soomaaliya. “Waxaan go’aansaday in aan isku sharaxao madaxweynaha […]