somali news
Soomaaliya oo sheegtay in Al-Shabaab milatari ahaan loo garaacay
New York-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibada dowlada federaalka Soomaaliya Cabdisalaam Cumar Hadliye ayaa sheegay in guul laga gaaray howlgalada wadajirka ay u wadaan ciidamada milatariga Soomaalita iyo kuwa nabad illaalinta ee ka socda Midowga Afrika. […]