somali news
Al-Shabaab oo soo bandhigtay gaari ay ka qabsadeen Kenya
Kismaayo-(Puntland Mirror) Kooxda hubaysan ee Al-Shabaab ayaa shalay oo Axad ahayd kusoo bandhigtay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, gaari Land cruiser ah oo ay ka qabsadeen Kenya. Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa sidoo kale soo bandhigtay […]