Somalia

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo xaqiijiyay in uu wada-hadal ku saabsan colaada Gaalkacyo la yeeshay madaxweynaha Puntland

Cadaado-(Puntland Mirror) Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa xaqiijiyay in ay wada-hadal yeesheen madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayna wada-gaareen heshiis hordhac ah oo lagu joojinayo colaadada magaalada Gaalkacyo laguna bilaabayo wada-hadalo dhexmara labada […]