somali news
Maleeshiyada Al-Shabaab oo shan qof oo shacab ah ku gowracday magaalada Tiyeeglow ee gobolka Bakool
Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa shan qof oo shacab ah ku gowracday magaalada Tiyeeglow ee gobolka Bakool, kadib markii ay la wareegeen magaaladaas asbuucii hore markii ay ka baxeen ciidamada Itoobiya, sida uu sheegay xildhibaan. […]