somali news
Madaxweynaha dowladda Puntland oo dallacsiiyay saraakiil katirsan ciidamada Daraawiishta Puntland oo Itoobiya tababar kusoo qaatay
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Sabti ah dallacsiiyay lix sagaal oo katirsan ciidamada Puntland gaar ahaan ciidamada Daraawiishta, kuwaasoo tababar ciidan oo labo sanno ah kusoo qaatay dalka Itoobiya. […]