somali news
Daadad ugu yaraan labo qof ku dilay gobolka Nugaal
Garoowe-(Puntland Mirror) Daad ay sababeen roobab mahiigaan ah ayaa ku dilay ugu yaraan labo qof gobolka Nugaal ee Puntland maanta oo Isniin ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Hooyo iyo wiil ay dhashay ayaa daadka […]