somali news
Ciidamada ammaanka Puntland oo howgalo ka dhan argagixisada ka bilaabay magaalada Boosaaso
Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka Puntland ayaa howlgalo ka dhan argagixisada ka bilaabay guryaha kuyaala magaalo xeebeedka Boosaaso ee gobolka Bari maanta oo Khamiis ah. Wariyaha Puntland Mirror ee Boosaaso Cabdullaahi Boodacade ayaa kusoo waramay in […]